xutiyiinta oo ku fashilmay weerar ay ku qaadeen sacuudiga

Difaaca cirka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa qabtay laba gantaal oo ballistic ah, xilli ay kusoo wajahnaayeen caasimada waddankaas ee Riyadh,

Bayaan ka soo baxay dowladda oo lagu daabacay wakaaladda wararka Sacuudiga, ayaa lagu eedeyn la xariirta weeraradaasi fashilmay loogu jeediyey Xuutiyiinta ka dagaalanta dalka Yemen, waxaana sidoo kale Sacuudiga uu xusay  in wax khasaare ah aan weli la diiwaan gelin.

Kooxda xuutuyiinta ayaa weeraro joogta ah ka geysata gudaha dalka Sacuudiga, iyadoo weerarkan uu kusoo aaday xilli Khamiistii lasoo dhaafay Qaramada Midoobey ay dhinacyada ku dagaalamaya dalka Yemen ka dalbatay in ay xabadda joojiyaan, si loo caawiyo shacabka dhibaateysan ee Yemen.

Xafiiska Wararka,muqdisho.

Info@aragticusub.com