Sii haayaha ahna kusimaha xilka Ra’iisal wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed “Khadar” ayaa magacaabay Guddiga Baarista Dhacdadii shalay ka Dhacday Xabsiga Dhexe ee Xamar.
Guddiga la magacaabay ayaa Magacyadooda waxa ay kala yihiin:
1- Mudane Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaaladda Guddoomiye.
2- Dr. Sulaymaan Max’ed Max’ud Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Xubin.
3- S/Gaas Cabdi Xasan MaxamedTaliyaha Ciidanka Booliska Xubin.
4- S/Guuto Mahad C/raxmaan AadanTaliyaha Ciidanka Asluubta Xubin.
5- S/Guuto C/llaahi Buulle KameeyXeer-ilaaliyaha Guud ee Maxkamadda Ciidamada Xubin.
6- G/Sare Guuleed Sh. Xuseen Aadan Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada (C.I.D.)Xubin.
Gudigan ayaa sababta loo magacaabay ay tahay barista Weerarkii shalay ka dhacay xabsiga Dhexe oo su’aalo badan Dadka shacabka ah iyo siyaasiyiintaba ay iska weydinayaan cida soo Abaabushay
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com