Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku yeelanaya Villa Hargeysa Waxana ay ka doodi doonaan doodi doonaan Akhrinta labaad Wax ka badalka Hindise sharciyeed AXsaabta siyaasadeed ee Dalka
Guddoonka Golaha Shacabka Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya Fariin u diray taas oo loogu sheegay in maanta ay ka qayb galaan kulanka
Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya ayaa dar dar gelliin kuwada Kaldhiga 7aad ee Baarlamaanka Soomaaliya wana kalfadhigii ugu dambeeyay xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Saoomaaliya