Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka soomaaliya oo maanta ka doodaya Akhrinta 3aad sharciga xisbiyada siyaasadeed Dalka

Xildhibaanada Golaha  shacabka baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kuln ku yeelanaya Xaruunta Villa Hargeysa

Kulanka Xildhibaanada ayaa looga doodayaa Wax ka badalka sharciga Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka

Xildhibaanada ayaa la filayaa in marka ay dhameeyaan akhrinta 3aad wax ka badalka sharciga Xisbiyada Siyaasadeed ee Dalka in ay cod gacan taag ah ku Ansixiyaan sharcigasi

Kulamada ay xildhibaanada Golaha shacabka ay ku yeelan magaalada Muqdisho ayaa qayb ka ah kalfdhiga 7aad ee ah kii ugu dambeeyay ee ay yeeshaan xildhibaanada Golaha shacabka

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com