Xildhibaanada Cusub ee Galmudug oo inta badan Maanta la soo bandhigay (Aqriso)

Inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta lagu soo bandhigay Magaalada Dhuusa-mareeb.

Gudiga farsamada ee Maamul u dhisida Galmudug ayaa soo bandhigay liiska ilaa iyo 83 xildhibaan oo ka mid ah 89-ka xildhibaan ee barlamanka Galmudug.

Gudiga ayaa sheegay in lixda xildhibaan ee harsan dhawaan la soo gudbin doono maadaama ay jiraan is qabqabsi ka dhex jira qaabka lagu soo xulayo,

Halkaan Hoose ka aqriso xildhibaanada cusub ee Galmudug.


 

Xafiiska Wararka Muqdisho.