Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka hadlay sababta uu u baaqday kulanka baarlamaanka

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka Tirsan golaha shacabka baarlamanka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa face Buugga ayaa ka hadlay sababta uu baaqday kulankii maanta ay u ballasanaayen xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo la filayay in maanta uu ka dhaco xarunta villa Hargeysa.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa sheegay in sababta dib loogu dhigay kulanka baarlamanaka ee maanta qabsoomi lahaa ay tahay iyado beri ay ku beegantahay 30 maarso 2021 islamarkana xildhibaanada heshiiskii 17kii sabtember ee 2020 lagu gaaray Dhuusamareeb in lagu saxiixi doonan dhammaan madaxda dawlad goboleedyada iyadoo shirweyn beri layskugu imaan doono xarunta Xerada Afisisoyooni.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com