Guddiga Farsamada ee shirka uu uga socdo Baydhabo, sheegay in xal ay ka gaareen Qodobadii laysku khilaafsanaa ee Arrimaha hirgelinta doorashooyinka.
Guddiga ayaa tilmaamay in xal dhammaystiran laga gaaray ilaa shan qodob oo ku saabsan hirgelinta doorashooyinka, , waxaana ka mid ahaa Arrimaha soo xulista xildhibaanada gobolda waqooyi ama Somaliland, iyo xaaladda Gobolka Gedo.
Sidoo kale, Guddigu waxay ku baaqeen in 18-ka bishan oo ku beegan Khamiista ay shir isu’gu yimaadaan dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com