Xafiiska Difaacaha Puntland oo War k soo saaray Sicir bararka ka jira Suuqyada Puntland

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, ayaa war ka soo saaray cabashooyinka iyo dibad-baxyada ka dhashay sicir-bararka ee ka dhacay Puntland.
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Difaacaha, ayaa loogu sheegay Madaxda Puntland, in ay waajib tahay ka jawaabaan cabashooyinka muwaadiniinta ee la xiriira xaaladda Sicir-bararka ba’an ee saameeyay Shacabka Puntland.

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com