Gaalkacyo.Galmudug ayaa saacado gudaheed yeelatay madaxweynihii 2-aad kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Galkacyo.
Xildhibaanada Galmudug garabka Gaalkacyo ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug u doortay Xareed Cali Xareed.
Sidoo kale waxa ay Madaxweyne ku xigeen u doorteen Sheekh Ibrahim Guureeye. halka Madaxweyne Xaaf loogu daray waqti aan la cayimin.
Galmudug ayaa xiligaan umuqato mid foolaneyso 3 sax M/daxweyne oo ay kala hogaaminayaan dowlada dhexe , ahlu sunna ,iyo Xaaf.
Xafiiska Wararka,Muqdisho.
Info@aragticusub.com