Wasiirlka Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya oo eedeeyay Ciianka dawlada ee ku sugan Muqdisho

Wasiirka wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya CumarCali  Rooble ayaa shaaciyay in ciidamada dawlada Federaalka ee  ku  sugan Wadooyinka Muqdisho ay dhibaato ku haayan wadayaasha gaadiidka nuucyadii kala duwan ee isaga kala goosho baraha koontaroolada ah ee ay fadhiyaan

Wasii Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in in ciidmadaasi si dad ban lacago ay uga qaadaan Wadayaasha gaadiidka bajaajka iyo Gadiidka kale waxaana uu ugu baaqay saraakiisha Hay’adaha Amniga ee gobolka banaadir ijn ay wax ka qabtaan cabashada ka soo yeeraysa wadayash gaadiidkaasi

Warka ka soo yeeray wasiirka Awqaafta ee Xukuumadda soomaaliya ayaa imaanaya xili la sheegay in wadayaasha Gaadidka qaarkood ay cabasho ka gudbiyeen ciidamada dawlada

Xafiiska wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com