Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo kulan Baladweyne kula yeeshay Waxgaradka Gobolkaasi

Wasiirka arrimaha guduha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muqtaar Xuseen Afrax ayaa Magaalada Baladweyne kula kulmay  qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Gobolka Hiiraan.

Wasiirka ayaa Waxgaradka iyo Odayaasha kala hadlay sidii loo dar-dar gelin lahaa Sugiga Amnig gobolka  Gobolka iHiiran loona gacan siin lahaa laamaha Amnigagobolkaasi.

Qaar ka mid ah Odayaasha oo kulankaasi  ka hadlay ayaa usoo dhoweeyay dadaalda a dib u heshiisiinta ee ay Dowladda Federaalka ka waddo Gobolka Hiiraan.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com