Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya oo Hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaaradda Amnig Gudaha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahiย  Maxamed Nuur ayaa Qoraal u soo dhigay Bartiis Tweeter ugu hambalyeeyay ciidanka Booliiska soomaliyed oo maanta u dabbaaldagayo sanad guuradii 78aad ee aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

โ€œBooliska Soomaaliyeed halkaan hambalyo uga dirayaa dhammaan Saraakiisha, Saraakiil xigeenada, Aliflayda iyo Dablayda Ciidanka, Caruurtooda iyo Xaasaskoodaโ€ Ayu yiri mr Cabdullaahi Maxamed Nuur

Sanadkii 1943-diii ayeey aheyd markii la unkay dhismaha ciidan Boliis ah oo xilligaasi loo arkaayey in uu yahay midka ugu faca weyn ,isla markaana lagama maarmaan u ah aasaaska dowlad Soomaaliyeed oo ka mid noqota beesha caalamka.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com