Wasiir Qoor Qoor oo Iska casilay Xilkii uu ka haayay Dawlada Federaalka soomaaliya

 

Qoor qoor ayaa waxaa uu iska casilay xilka wasiiru dowlaha wasaaradda howlaha guud ee xukuunadda Soomaaliya.

Axmed Cabdi Kaariye ayaa Ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaas  uu ka hayay xukuumadda Nabad iyo nolol ee Ra’iisal Wasaare kheyre uu Hogaamiyo

Axmed Cabdi Kaariye ahaa ah musharrax u taagan xilka madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug.

Waxaa lagu tiriyaa in uu yahay musharrax ay wadato dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Doorashada madaxweynaha Galmugud ayaa lagu wadaa in ay dhacdo 17ka bishan January 2020ka.