Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiiboyinka oo Digniin ka soo saartay Duufaano ku soo wajahan deaano ka Tirsan Puntland

Wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa digniin ka soo saartay  duufaanta Gati oo ku soo fool leh inta u dhexeysa Boosaaso iyo Xaafuun oo ka tirsan degaanada Puntland
Qoraal ka soo baxay Wasaarada gargaarka iyo maareynta musiibooyinka  ayaa dadka degaanadaas ku dhaqan looga digey  in ay ka fogaadaan meelaha biya mareenka ah iyo dhulka biya qabadka leh.


Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com