Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa soo saartay tirade Daduu ku dhacay Cudurka Koroona Virus iyo baaritaanadii u danbeeyay ee la sameeyay maanta oo ay taariikhdu ahayd 22 May 2021:
Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,650
o Laga Helay: 29
o Somaliland: 18
o Puntland: 11
Lab: 20
Dhedig: 9
Bogsashada: 23
Tirada Guud ee Laga Helay: 14,623
Bogsashada Guud: 6,662
Dhimashada Guud: 767
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com