Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo sheegtay in afar ruux laga helay Coronovirus (Warsaxaafadeed).

Muqdisho, Wasaarada Caafimaadka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dad hor leh loo diiwaangaliyay in ay qabaan Cudurka Coronovirus.

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Caafimaadka ayaa lagu sheegay in dadkaas ahaayeen shaqaale ka mid ah Wasaarada Caafimaadka.

Halkaan Hoose ka aqriso Warsaxaafadeedka:-

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com