Warmurtiyeed ka soo baxay shirkii u socday Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland(AQRISO).

Boosaaso,Shirkii u socanayay labadii maalin ee la soo dhaafay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa goordhaw laga soo saaray Warmurtiyeed dhowr qodob ka kooban.

Warmurtiyeedka ayaa lagu xusay in dowlada federaalka faragalinta ka dhaafto maamul goboleedyada.

Sidoo kale labada madaxweyne ayaa ka horyimid guud ahaan qodobadii ay ansixiyeen baarlamaanka federaalka iyaga oo xusay in ay yihiin kuwo aan laga wada hadlin.

Halkaan ka aqriso Warmurtiyeedka.

 

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com