Wararkii Ugu dambeeyay shirka ka Furmaya Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda ka socda Qabanqaabo ku aadan munaasabadda furitaanka  iyo socodsiinta howlaha shirka wadatashiga.

Xukuumadda DFS ayaa sheegtay in aysan jirin wax  isbaddal ah oo ku yimid hannaankii loogu talagalay qabashada shirka wadatashiga.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Hirshabeelle,ayaa la filayaa in ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho  .

Sidoo kale Madaxweynayaasha Maamulada K/Galbeed,Galmudug iyo Jubbaland Lafta-gareen ,Qoor-qoor,iyo Axmed Madoobe ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho,si ay uga qeybgalaan Shirka Wadatashiga ee la xiriira arimaha doorashooyinka.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com