Wararkii ugu dambeeyay diyaarad ku dhacday Magaalada Baladweyne

Faah Faahino   ayaa kasoo baxaya diyaarad ku bur-burtay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.

 

Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in diyaarad ay ku bur bur magaaladaasi

Wararka ayaa intaasi ku daraya  Diyaarada ay ka soo duushay  dalka Jabuuti waxaana  la sheegay la badbaadiyay dadkii saarnaa diyaarada , taliyaha ciidamada Jabuuti ee gobolka Hiiraan Korneyl Cabdillahi Muuse oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in lasoo badbaadiyay dadkii saarnaa diyaaaradda.