Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jubland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa  soo gaaray Magaalada Muqdisho

Wafdi Madaxweynaha Jubland  ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Magaalada Muqdisho Uga qaybgalaya shir looga hadlayo doorashooyinka Soomaaliya

Madaxda Dawlad goboleedyada , Dawlada Dhexe iyo Gobolka banaadir ayaa shir uu uga Furmaya Teendhada Afisiyoone ee Magaalada Muqdisho

Wafdiga Madaxweynaha Jubland ayaa goraanka diyaaradaha ee Muqdisho Waxaa ku soo dhaweeyay  xubno ma talayay labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya Xukuumadda , xubno ka socday gobolka banaadir iyo Midowga musharixiinta

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com