Ciidamada Amaanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta xiray inta badan jidadka muhiimka ah ee Muqdisho.
Xiritaanka waddooyinka ayaa la xiriirta Munaasabada xuska sanadguurada 50aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo sanadkiiba mar maanta oo kale la xuso.
Dadka Muqdisho ayaa lugeynaya si ay u gaaraan goobaha dhaqada maaddaama ay maanta tahay maalin Sabti ah.
Waddada ugu Muhammad ee Maka Al Mukarrama ilaa ex koontarool Afgooye oo ay Ku taalo xaruunta dhexe ee ciidanka Asluubta ayaa laga mamnuucay gaadiidka.
Xafiiska Wararka,Muqdisho.
Info@aragticusub.com