Muqdisho,War goordhaw la soo dhigay Twitter-ka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in Abdirahman Guulwade idka casilay xilkii uu ka hayay Gudiga dib u heshiisiinta Somalia iyo Somaliland.
Faah faahin intaas ka badan laguma soo qorin qoraalka ka soo baxay Villa Somalia.
Balse arintaan ayaa u muuqata mid jawaab u ah hadalka goordhaw ka soo yeeray Abdirahman Guulwade.
Guulwade ayaa sheegay in sax aheyd weerarkii duqeynta ahaa ee dowladii milatariga ku qaaday deegano ka tirsan Waqooyi bari.
Xafiiska Wararka,Muqdisho.
Info@aragticusub.com