UK Oo War Ka Soo Saartay Ciidamadda Ruushka Ee Jooga Ukraine

Wasaaradda Difaaca UK ayaa maanta daabacday warbixintii ugu dambeysay ee sirdoon oo ay ku qiimeyneyso xaaladda ciidamada Ruushka.

Warbixinta ayaa waxaa sidoo kale lagu qoray”Ruushka waxay u badan tahay inuu soo gaaray khasaare ba’an gaar ahaan saraakiisheeda dhexe iyo kuwa hoose,”

Warbixintu waxa kale oo ay intaa ku dartay in la’aanta taliyayaal khibrad leh “ay u badan tahay in ay keento hoos u dhac hor leh oo xagga niyadda ah iyo sii socoshada edebta liita”.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info @aragticusub.com