Wararka ka imaamaya Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta Maamulka Galmudug aya bsheegaya Tiro hoobiyeyaal xalay ku soo dhaceen magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo xalay ku hoyden Madaxweynaha dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdil;aahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha maamulada iyo Koofur Galbeed iyo Hirshabeele.
Hoobiyeyaasha ayaa ku dhacay qaybo ka mid ah magaalada Dhuusamareeb iyo garoonka diyaaradaha hase ahatee lama oga khasaaraha ka dhashay Hoobiyaasha
Hoobiyeyaasha xalay ku dhacay Magaalada Dhuusamareeb ayaa ku soobeegmaya , iyadoo Halkaasi uu shir uga furmayo Madaxda dowldda Federaalka iyo dowlad Goboleed oo berri furmaya.
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com