Tibor Nagy oo la kulmay Ra,isul Wasaare kheyre iyo qeybaha kala duwan ee bulshada (Sawiro).

Muqdisho, Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha dibadda Mareykanka ee Arimaha Afrika Tibor Nagy ayaa kulan la qaatay Ra,isul Wasaare Kheyre iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Muqdisho.

Kulanka Kaaliyaha iyo Ra,isul wasaaraha ayaa ahaa mid diirada lagu saaray Arimaha siyaasada gaar ahaan doorashooyinka lagu wado in ay ka dhacaan dalka Soomaaliya.

kaaliyaha ayaa ku adkeeyay Ra,isul Wasaaraha in doorasho lagu qabto waqtigeeda.

Mareykanka ayaa iminka cadaadis xoogan ku saaraya Madaxda ugu sareysa dowladda in aysan dhicin muda kororsi taas oo ay cabasha xoogan ka keeneen qaar ka mid ah siyaasiyiinta Soomaalida.

Xafiiska Wararka, Muqdisho.

Info@aragticusub.com