Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga dalka oo ka badbaaday Qarax miino

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qaraxii saakay ka dhacay Magaalada muqdisho gaar’ahaan   wadada laamiga ah ee madaxtooyadii hore ee Cabdi qaasim

Taliye ku xigeenk  Ciidanka Xoogga Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  General Cabaas Amiin Cali, walow uu ka bad-baaday Qaraxaasi miinada.

Inta la ogyahay laba Askari oo la socotay Taliye Ku xigenka Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku geeriyootay halka kuwo kalena ay ku dhaawacmeen Sidoo kale Dad shacab aha oo ka agdhawaa goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxyeelo kala duwan ay ka soo gaartay waraxaasi miino

Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada Qaraxaasi uu ka badbaaday Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Genaraal Cabaas Amiin Cali wallow ay ku waxyeeloobeen qaar ka mid ah ciidankii la sovcday iyo Dad kale oo shacab ah.

 Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com