Taliyaha Ciidanka Soomaaliya Booliska oo booqday Laanta Miino Baarista

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kormeeray Xarunta Laanta Miino-baarista Booliiska (MBB), halkaas oo uu taliyahu kula kulmay hoggaanka xaruntaas.

Taliyaha ayaa indho-indheeyay dhisme ka socda xarunta,isagoo sidoo kale, ciidanka faray dar-dargelinta howlaha amniga.

Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa wado dadaalo kor loogu qaadayo sugida amniga caasimadda iyo guud ahaan dalka.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info @aragticusub.com