Taliska Ciidanka Booliska oo Beeniyay in Ciidamo dheeraad ah la geeyay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho

Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa beeniyay in ciidamo cusub la geeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Qoraal kooban oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaliya ayaa lagu beeniyay in Ciidamo Boolis dheeraad ah la geeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho

Qoraalka ayaa lagu waxaan idiin xaqiijineyna in haba yaraate ciidamo boolis ah oo dheeraad la geeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

 

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com