Taar Dhuleed oo loo Magacaabay Afhayeenka Galmudug

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Afhayeenka Maamulka Galmudug.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa waxaa afhayeenka Dowlad Goboleedka Galmudug loogu magacaabay Cismaan Ciise Nuur Taar-dhuleed.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com