Soomaalida ku nool dalka Sweden oo ka carooday Kitaabka Qur’aanka Kariimka oo laagu gubay dalkaas

Soomaalida ku nool dalka Sweden ayaa caro ka muujiyay gubistii kitaabka qur’aanka ee dalkaasi, iyagoo dhacdadaas ku tilmaamay mid aad u fool xun.

Talabadaan ayaa ku soo aaday xili ay muslimiinta caalamla  u dabaal-degayayaaan maaalinta koowaad  Munaasabada Ciidda Carafo oo shalay ku beegnayd.

Maxamed Maki, oo Gudoomiye ka ah Masjid ku yaala Magaaladaa Stockh koom ayaa cambaareeyaay Talaabada lagu gubaqy kitaabka quraanka kariim ka ah oo dawlada Swedem ay u ogolaatay Nin Cunsu ri ah oo asal haan ka jeedaa dalka ciraaq uu falkaan sameeyay

Somaalida ku nool dalka Sweden iyo musliminta dalkaas ayaa aad uga carooday Falkan lagu gubay kitaabka Quraan kariim ka ah.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info @aragticusub.com