Daahir Xasan Xuseen Daahir Tabliiq oo ka mid ah Wasiirada hore Dawlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in uu yahay Musharax Xildhibaan Federaal oo Tartamaya doorashada 2021 iyo 2025
Mudane Daahir Tabliiq ayaa sheegay Haddii uu ku guuleysto doorashadaasi uu shacabkiisa u Horseedi doono Hawlkarnimo Cadaalad iyo Isbedel Isaga oo ka codsaday bulshada uu Matalo in ay u Codeeyaan
Daahir Xasan Xuseen ayaa hore u soo noqday Gudoomiyaha Degmada Deyniile iyo Isaga ooka soo mid noqday Wasiirada Maamulkii hore ee Galmudug
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com