Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo ka Furmay Muqdisho

Muqdisho: Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka furmaya Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu horey ugu baaqay Madaxweynaha Jahmuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Shirka ayaa ku saabsan doorka culimada ee la dagaallanka fikirka gurrucan eeAlshabaab  iyo caddeynta haboow-sanaantooda, waxa uuna si qoto-dheer u dul-istaagayaa.

  1. Sharciyad ka qaadista Al-Shabaab: Fahamaka Saxda ah ee Diinta Islaamka.

2.Sharciyad-siinta Dawladda: Xukunka Islaamka iyo Dawladnimada Casriga ah.

  1. Dhisidda Golaha Sare ee Culimada Soomaaliyeed: Muhiimaddiisa iyo Sharciyadiisa.

Shirkan ayaa culumada lagu casuumay waxaa ka mid ah sheikh Usuuli & Culumaa’uudiin kale oo ka kala  yimid gudaha dalka &dibadda