Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ayaa markii sadaxaad u muuqda mid baaqday
Madaxda Dawlad goboleedyada ayaanan weli soo gaarin Magaalada Muqdisho , iyadoo Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland ay dalbadeen in shirkas lagu qabto xalane ama garoonka diyaaradaha ee Muqdisho
Markii Afaraad ayaa waxaa baaqanaya Shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo kaas oo la sheegay in looga hadlayo dhameystirka Heshiskii 17ka Sebtember 2020
Khilaaf Xoogan ayaa ka Taagan qabashada doorashada Soomaaliya waxaana beesha Caalamka ugu baaqday in la dar dar geliyo arimaha doorashooyinka Soomaaliya
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com