Wafdi ay kala Hogaaminaayan Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubland ayaa ku soo wajahan Magaalada Muqdisho
Madaxda Maamulada Jubland iyo Puntland Saciid Cabdilaahi Deni iyo Axmed Madoobe ayaa magaalada Muqdisho uga qayb galaya shir ka Furmaya Xalane ee u dhexeya Dawlada Fderaalka, Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir waxaana looga hadli doonaa doorashooyinka Soomaaliya
Beesha Caalamka ayaa korjoogto ka noqon doonto Shirka ka dalbatay madaxtooyada Soomaaliya in ay Ogolaato inshirka Xalane lagu qabto
Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubland ayaa hore u diiday in shirkii uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo lagu qabto Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com