Shil diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka diyaaradaha Magaalada Garoowe

Faah Faahino ayaa kasoo baxaya Shil Diyaaradeed oo maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe.
Diyaaradda Airjabouti ayaa shil ku gashay Garoonka DIyaaradaha ee Garoowe, Waxaana Sawirro laga soo Qaaday diyaarada ay Muujinayaan Burburka soo gaaray Diyaaradda Gaar ahaan Qaybta Hoose.
Wararka ayaa intaasi ku daraya shgilkaasi uusan jirin Wax khasaare Nafeed ah oo kasoo gaaray Rakaabkii Diyaaradda la socday iyo shaqaalihii osaarnaa diyaarada .
Diyaaradda Air Djabouti ayaa Duulimaadyo kala duwan ku timaada Qaybo kamid ah Gobolada Soomaaliya.
Hase ,ahaatee Shilkaasi diyaaradeed ayaa dhacay xilli diyaarada ay ka soo dagaeyso garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garoow
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com