Sheekh Shariif oo loo doortay Xildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka

Sheekh Shariif sheekh Axmed oo maanta gaaray magaalada Jowhar ayaa loo doortay Xildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed oo maanta gaaray magaalada jowhar ayaa si weyn halkaas loogu soo dhaweeyay76 isaga markiiba qaatay shahaadada musharaxnimo ee kursiga sumadiis ay tahay Hop 146

101 Ergo ayaa u codeeysay Sheekh Shariif’  Cid diiday ma jirto  Cid ka aamustayna ma jrto. Xildhibaan ayuuna sidaas ku noqday Kursiga Hop-146.

Xafiiska wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com