Dhuusa-Mareeb,Sheekh Shaakir oo dhawaan loo doortay Madaxweynaha Galmudug ayaa ku eedeeyay dowlada in colaad ka hurineyso Galmudug.
Sheekh Shaakir oo soo saaray Warsaxaafadeed ayaa sheegay in dagaalka ka socda Dhuusa-Mareeb Mas,uuliyadeeda leedahay dowlada.
Waxaa uu tilmaamay in ciidamo ka amar qaata dowlada xalay si bareer ah weerar ugu soo qaadeen xarunta INJI oo ay ku jiraan Ciidamada Ahlu-Suna.
Halkaan Hoose ka aqriso Warsaxaafadeedka ka soo baxay Sheekh Shaakir.
Xafiiska Wararka,Muqdisho.
Info@aragticusub.com