Warara ka imaanaya garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta Halkaas ay ka dhacday gacan qaad u dhexeysay ciidamo ka tirsan NISA iyo shaqaalaha waaxda hay’adda socdaalka.
gacan ka hadal ayaa keenay in muddo kooban ay hakad gasho shaqada garoonka Aadan Cadde ee magaaladaMuqdisho.
Shaqaaqada Gacan ka hadalkaan ayaa sababtay in uu dhaawac fudud soo gaaro qaar ka mid ah shaqaalaha garoonka iyo bur burka agabyo xafsiid yaalay gudaha garoonka diyaaradaha eeMagaalada muqdisho.
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com