Sawirro:- Saraakil ka socato Amisom oo kulan laqaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug .

Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa  magaalada Dhuusa-mareeb ee Caasimada mamulka Galmudug uu kulan xasaasi ah kula qaatey Sarakiil sare oo ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee AMSIOM kuwaas oo gaaray magaalada isaga oo kala hadlay amniga iyo arrimaha doorashooyinka.

Ciidamada AMISOM iyo Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa looga hadlay xoojinta Amniga Deegaanada Galmudug gaar ahaan Amniga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka oo dhawaan lafilayo in ay ka dhacdo magaalaa Dhuusamareeb.

Galmudug ayaa xiligaani u qeebsan ilaa 4-qeeb Xaaf oo dowlad cusub kawado dhisideeda Gaalkacyo , ahlusuna oo qaadacday dhismaha cusub ee Gaalmudug, musharaxiita oo dhankooda saluugsan sida ay wax usocdaan iyo dowlada oo aad moodo in Galmudig dhisideeda  kunaqatay wiji gabax.
 Halkaan Hoose Kawaado sawirada 

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com