SAWIRO: NISA oo sheegtay in gacanta lagu dhigay Shabakadii Al-Shabaab u qaabilsaneyd qaraxyada

Moqdisho :Howlgalo qorsheysan oo uu ciidanka Amnigu ka fuliyey Muqdisho 26 ilaa 28 bishaan, ayaa lagu soo qabtey Shabakad qaraxyada u qaabilsan Al-Shabaab, iyo maadooyinka qaraxyada laga sameeyo Sidda ay sheegtay NISA.

NISA ayaa soo bandhigtay Muuqaal iyo Sawiro muujinaya howlgalka ay fuliyeen Ciidanka iyo waxyaabihii lagu soo qabtay.

Nisa ayaa sheegtay in arintaani ay sahashay wada shaqeyn dhexmartay hayaddaha dowlada iyo shacabka.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com