Samia Suluhu Hassan loo dhaarin doono Madaxweynaha cusub ee dalka Tansaaniya

Madaxweyne ku xigeenka dalka Tanzaniya Samia Suluhu Hassan ayaa loo dhaarin doona Madaxweynaha cusub ee dalka Tansaaniya ka dib markii uu geeriyooday Madaxweynihii dalkaasi.

Sida uu dhigayo dastuurka Tansaaniya, waxaa loo dhaarin doonaa marwo Samia madaxweynaha cusub iyada oo u adeegi doonta inta ka hartay shanta sano ah ee Madaxweynaha geeriyooday John Magufuli oo bilaabmay sanadkii hore.

Dalka Tanzania ayaa hadda galay xaalad baroor diiq oo la xiriirta geerida madaxweynihii dalkaasi oo u geeriyooday wadno xanuun

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com