RW ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed oo ka hadlay xilliga la soo Gunaanadayo Kiiska Dacwada Badda Soomaaliya

RW ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay  in beri aoo khamiis ah la soo gabo gabeyn doono dhageysiga kiiska dacwadda baddeenna ee ay muranka gelisay Kenya.

Mahdi Guuleed ayaa Tilmaamay in beri galab 03:00pm xilliga magaalada Hague ee dalka Holland ay maxkamadda caddaaladda adduunka dhageysan doonto gunaanadka dacwadda Badda Soomaaliya.

“Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ayaa berri galab 03:00pm xilliga Hague dhagaysanaysa gunaanadka Dacwadda Baddeenna ee inagala dhaxaysa Kenya”.ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com