Ruushka oo talaabo adag ka qaaday dalka Finland

Sida ay sheegeen mas’uuliyiin katirsan xukuumadda Moscow, Ruushka aya gaaska ka jaray dowladda Fiinland kadib markii ay dalbatay in ay kamid noqoto Gaashaanbuurta NATO.

Ruushka ayaa horay Finland uga digey in ay ku biirto NATO kadib weerarkii dhawaan moscow ku qadaay dalka Ukren.

Maria Vladimirovna Zakharova, oo ah Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa horay u sheegtay in “Finland oo ku biirta NATO ay yeelan doonto cawaaqib daran oo ciidan iyo mid siyaasadeedba.”

Dowlada Finland iyo Swedan ayaa xiligaan soowajahday xaalad cabsi ah maadaama Moscow ay sheegtay in ay talaab adag ka qaadi doonan hadii ay ka waantoobin ku biiritaanka  Nato.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info @aragticusub.com