Rooble oo magacaabis Sameeyay

Ra’iisul Wasaare  Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya oo ka kooban toddobo xubnood oo Wasiiro iyo Taliyeyaal ciidan isugu jiraan.

Xafladda Caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa in la qabto 9 bisha June 2022, waxaana lagu martiqaaday Madax ka socota dalalka Gobolka.