Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan looga hadlayay Amniga Doorashooyinka la qaatay saraakiil ka Tirsan Ciidanka Amisom

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Taliyaha qeybta saddexaad ee ciidanka AMISOM iyo taliyaha qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka.

Kulanka oo Ra’iisul wasaaraha uu ku wehlinayay madaxweynaha Koofur galbeed mudane,C/casiis Xasan Maxamed ayaa looga hadlay dardar gelinta howlgallada ka dhanka ah maleeshiyada Alshabaab ee lagu xaqiijinayo amniga dalka.

Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa dooneysa in dhawaan Dalka lagu qabtao Doorashada Xil dhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya Xajiinta Amniga layska Xil saaro
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com