Cudurka Caronavirus ayaa kusii faafaya daafaha Dunida, waxaana cudurkan ku dhacayaa dad badan oo isugu jira Madax, dad caan ah iyo sidoo kale qeybaha kala duwan ee bulshooyinka dunida kunool.
Bissau, Nuno Gomes Nabiam ayaa la xaqiijiyay in laga helay cudurka Caronavirus , waxaa sidoo kale cudurkaasi laga helay sadex kamid ah golaha Wasiirada Xukuumada Guinea Bissau.
Nuno Gomes Nabiam oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xubno ka tirsan guddi wasiiro ah oo katirsan Xukuumada Guinea Bissau loo xilsaaray dadaallada looga hortaggayo cudurkan ku faafaya dalkaasi.
Dalka Guinea Bissau ee kuyaala Qaarada Afrika ayaa waxaa xiligan heesta adeeg xumo caafimaad , waxaa sidoo kale dalkaasi ka jira maamul xumo iyo dhaqaalo la’aan baahsan.
Xafiiska Wararka,Muqdisho.
Info@aragticusub.com