Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta Safarkiisii ugu horeeyay ugu Amba baxay Dalka Jabuuti Tan iyo Markii Xilka qaadista lagu sameeyay

Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta safarkii ugu horreeyay dalka ugu ambabaxay Dalka dibadiisa

Ra’iisal Wasaarihii hore  Xasan Cali Kheyre oo ay safarkiisa ku wehliyaan xubno kala shaqeyneysa ololaha uu ugu jiro  xilka madaxtinimada dalka ayaa la filayaa inuu socdaalkiisa ololihiisa doorashada kabilaabo dalka Jabuuti.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka ayaan wareejin xilka uu hayay muddo ka badan saddex sano iyadoo laga diiday codsi uu u gudbiyay madaxweynaha inuu xilka wareejiyo.

Dalka Soomaaliya waxaa ka dhaqan galay Heshiiskii Doorashada, waxayna Mushariixintu Bilaabeen Loolanka ay ugu jiraan  qabashada Hogaanka sare ee Dalka

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com