Ra’iisal Wasaare Xamze oo dhiiro gelin u sameeyay Wiil dhalin yaro ah oo Hal Abuurka Farshaxanka soo bandhigay

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhiirigeliyey hal abuurka xirfadda ku dhisan ee Maslax Cabdi Daahir (MaslaxArts).

Ra’iisal wasaaraa ayaa ku boggaadiyey in uu sii wado soo bandhigidda sawirrada ka hadlaya  horumarka dalka, hiddaha iyo dhaqanka.

 

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com