Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taarrikhdu tahay 23//10/2021 ugu magacaabay Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe) Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska, isagoo u rajeeyay in uu xilkiisa Eebbe u fududeeyo.
Sidoo kale, Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladihii kala duwanaa ee dalka soo maray.
Bashiir goobe ayaa kal hore Ra’iisal wasaare Rooble uu u magacaabay taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka balse waxaa ka hor yimid xilligaasi madaxweyne farmaajo oo Isna yaasiin fareey oo aah taliyaha nabad sigida gobolka banaadir u magacaabay Taliyaha hay’adda Nisa taas oo dhalisay khilaaf xooggan insatoo heshiis laga gaaray khilaafkaasi.
Xafiiska wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com