Ra’iisal wasaare Rooble oo lagu wareejiyay doorashooyinka iyo Amniga

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad uu ka jeediyay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa sheegay uu ra’iisal Rooble uu hoggaamin doono doorashada iyo amniga.

“Waxaan halkaan ka cadeynayaa in Ra’iisul wasaare Rooble uu hoggaamin doonodiyaarinta iyo amniga sidoo kale fulinta qorshaha sida waafaqsan dastuurka waxaa iska leh ra’iisal wasaaraha.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha ayaa xukuumadda faray inay howshaas baaxadda leh u hoggaansamaan.

Xafiiska wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com